Tabashada Beeshaydu Qabto Waa Wax Jira Waana Wax Xaqiiqo Ah ” Siyaasi Geel Jire +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Cabdilaahi Geeljire oo ka mid ah
siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in Tabashada ay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ka qabto biisha uu ka soo jeedo ee Garxaajis ay tahay tabasho run ah .
Sidaasi waxuu ku sheegay Wareysi xasaasi ah oo uu siiyey telifishanka Universal oo hor dhiciisii la soo daayey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=0AIidtQIZSY