War Cusub Oo Ka Soo Baxay Haamaha Shidaalka Berbera + [Muuqaal]

Berebra (Salaanmedia.com)_ Maareeyaha haamaha Shidaalka
Berbera Iyo Wasiirka Maaliyada Somaliland ayaa waxaa ay sheegen in la soo dhameeyey khilaafkii ka taagnaa Haamaha Kaydka Shidaalka ee Magaalada Berbera

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=EOrVsmlGa-E