Xeerka Kufsigu Waa Gaalnimo , Diinta-na Wuu Ka Hor Imanayaa, Madaxweyne Maxaa Ku Kelay Kumee..” Siyaasi Jaamac Shabeel +[ Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga
talada dala Haya ee Kulmiye Md Jaamac Shabeel ayaa waxaa uu si kulul u eedeeyey isla markaana uu ku tilmaamay xeer xaaran ah oo gaalnimo ah xeerka Kufisga oo ay dhawaan ansxiyeen xildhibaanada golaha Wakiiladu
Jaamac Shabeel ayaa madaxweynaha iyo cid kasta oo reer Somaliland ay ugu baaqay in xeerkaas la is hortaago isla markaana aan la dhaqan galinin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=K0hkpeReB64