Ciidamada Liyuu Booliska Oo Dad Ku Laayay Degmada Xaraarray Iyo Taliska Ciidankaas Oo Ka Hadley + [ Muuqaal ]

Jigjiga (Salaanmedia.com)_ Deegaanka Soomaalida dalka
Itoobiya waxa labadii maalmood ee u dambaysay ka taagnayd xiisad ka dhalatay dad la sheegay in ciidamada liyuu boolisku ku laayeen tuulada Gabrro-yarey ee degmada Xaraarray.
Dadkii dhaawaca culus qabay ayaa loo qaaday isbitaalka Jigjiga kuwii halkaa wax lagaga qaban kari waayeyna maanta ayaa loo gudbiyey dhanka Addis Ababa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan