Daawo Maayarka Caasimada Md. C/raxmaan Soltelco Oo Jawaab Ka Bixiyay Xaafad Sheegtay In Ay Ka Madax Banaan Tahay

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Daawo Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Jawaab Ka Bixiyay Xaafad Sheegtay In Ay Ka Madax Banaan Tahay Magaalada Hargeysa+ Bulshada Oo Uu Uga Digay Roobabka Duufaanada Leh Ee La-filaayo Inay Bari Dalka Da’aan