Dawlada Itoobiya Oo Aan Ka Qeyb Qaadan Saxeexa Balaadhinta Dekada Berbera + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxtooyada Somaliland waxaa
maanta lagu qabtey xaflad loo sameeyey saxeexa balaadhin ay shirkada Dp World ku sameynayso dekada magaalada Berbera oo dhawr sanno ka hor lagu wareejiyey .

https://youtube.com/watch?v=0OH7kEeqn6Y

Saxeexan oo maanta ka dhacay Madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu ahaa mid saddex geesood ah oo dhex maray Somaliland , SHirkada Dp World Iyo Shirkada Ku Guuleysatey Qandaraaska Dhismahan
Dawlada Itoobiya oo Saami Dhan 19 % laga siiyey dekada Berbera aan gabi ahaan-ba madashan saxeexa ka soo dhex muuqan , waxaana ay arintani ku soo beegmaysaa xili ay dawlada Itoobiya yeelatey Raysal Wasaare Cusub

43733144_1589335037838814_2393623344650911744_n