[Magacyadda]:-Wasiiradda Cusub Ee Uu Magacaabay Ra’isal Wasaaraha Ethiopia.

Addes Ababa (Salaanmedia.com)_ Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Abey Axmed ayaa magacaabay Golihiisa Wasiiradda ee cusub
IMG_BBAD11-7379B1-F5C8E4-634A26-C1CE2D-93022D

, waxaana ku jira wasaaraddo cusub iyo wasiiro cusub dadka iyo xilalka la magacaabay.
Golahan wasiiradda ee uu magacaabay Abey Axmed ayay 10 kamid ahi yihiin Dumar, halka ay inta kalena yihiin rag, waxaanay dumarku hayaan qaar kamid ah jagooyinka ugu sar sareeya.
Xilalka la magacaabay iyo magacyadda wasiiradduna waa sidan.
1. Eng. Ayesha Mohamed –wasiirka Difaaca
2. Dr. Ergoge Tesfaye- wasiirka Shaqadda iyo arrimaha Bulshadda
3. Dr. Telaye Gete –wasiirka waxbarashadda
4. Dagmawit Moges –wasiirka Gaadiidka
5. Ahmed Shide- wasiirka Maaliyadda
6. Dr. Samuel Horka –Wasiirka Macdanta iyo Shidaalka
7. Muferiat Kamil –wasiirka Nabadaynta (Waana Wasaarad cusub)
8. Oumer Hussen –wasiirka Beeraha
9. Adanech Abebe –wasiirka Dakhliga
10.Eng. Getahun Mekuria –wasiirka Ikhtiraaca iyo Tignoolajiyadda.
wasaaraddaha Cusub.
11.Jantrar Abaye-wasaaradda horumarinta Degaanka iyo dhismaha
12. Dr. Hirut woldemariam- Wasaaradda Sayniska iyo waxbarashadda sare .
13.Yalemtsgaye Asefaw –wasaaradda dumarka,caruurta iyo dhalinyaradda.
14.Dr. Hirut kassaw –wasaaradda dhaqanka iyo dalxiiska.
15.Fetlework Gebre-Egzihaber –wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha
16.Dr. Fitsum Assefa –Koomiishanka Qorshaynta iyo Horumarinta.
17.Dr. Workneh Gebeyehu-wasiirka Arrimaha Dibadda ( Isagu wuu sii shaqayn doonaa)
18., Dr. Shileshi Bekele-Wasiirka Biyaha iyo Laydhka( Lama bedelin)
19.Dr. Amir Aman-wasiirka caafimaadka (Lama Bedelin)
20. and Birhanu Tsegaye –xeer ilaaliyaha guud ee Ethiopia (Lama Bedelin).
Masuuliyiintan aan la bedelini waa masuuliyiintii hore xilalkan u haysay oo aan la bedelin laguna soo celiyey xilalkay hore u hayeen.