Marwo Edna Aadan Oo Shaacisay Inay Somaliland DIyaar U Tahay Inay La Midowdo Somaliya Mar Kale Hadii…. + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Marwo Edna Aadan Ismaciil
Ergayga Somaliland u qaabilsan wada Hadlada Somaliya ayaa waxaa ay shaacisay inay Somaliland diyaar u tahay inay mar danbe la midowdo Somaliya hadii ay la helo dawlad Somaliyeed oo shacabku soo doorteen isla markaana waxtar leh waxna lala qeybsan karo waa sida ay hadalka u dhigtaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=KIEnTCveSaU