Siyaasi Ramaax Oo Hanjabaadii Ugu Cusleyd U Diray Xukuumada Xisbiga Kulmiye + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ SIyaasi Ramaax xoghayaha
arimaha gudaha xisbiga UCID ayaa waxaa uu hanjabaado culus u diray xukuumada xisbiga Kulmiye waxaana uu ku hanjabey hadii ay doorashadu dhici weydo inay shir qaran qaban doonan isla markaana waxaa uu cadeeyey in xisbiga Kulmiye aanu diyaar u aheyn inay doorasho dalka ka dhacdo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan