Ugaaska Arab Oo Hanjabey ..” Ciidan Aanu Dib Loo Qadayaa Ma Jiro ..” + [ Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Ugaaska Guud ee
beelaha Arab ayaa si kulul uga Hadley reer ku noola duleedka Koofureed ee magaalada Hargeysa oo dhawaan si aan naxdin laheyn loo gubay
Ugaas-ka ayaa sheegay in aan loo dul qaadan Karin dhacdadan isla markaana xukuumada iyo reerkii ay ka dhasheen dadkii dhibaatada geystay laga rabo jawaab cad iyo sababtii ay waxani u dhaceen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=3ACSK4RwYKU