Xaflad Ay Shirkadda DP World Ku Qabanaysay Magaalada Berbera Oo Uu Ka Qayb Gali Lahaa Madaxweyne Biixi Oo La Hakiyey

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xaflad ay shirkadda DP World ku qabsanaysay magaalada Berbera oo la sheegay in uu ka qayb-galayay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa la hakiyay waxaana la raray dhamaan agabkii xaflad loogu talogalay,

Halkan hoose ka DAAWO