Boqor Faysal Oo Xaalada Dalka Si Adag Uga Hadley , Iscasilaad-na Ugu Baaqay … + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Boqor Faysal oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga Hadley xaalada dalka isaga oo sheegay in xaaladu maanta meel adag mareyso .
Boqor Faysal ayaa waxaa uu ugu baaqay inay iscasilaan todobada xubnood ee kominshanka doorashooyinka Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan