BULSHADA BURCO OO KA WARSUGAYSA WAXQABADKA UU LA HOR IMANAYO MADAXWAYNE MUUSE IYO HALKA AY KU DAMBEEYEEN BALANQAADYADIISII OLOLUHU.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Bari galinka danbe sida la filayo, kusoo wajahan Magalada Burco ee xarunta gobolka togdheer, oo ay ugu dambaysay tartankii doorasho ee rugla oradka loogu jiray kursiga ugu sareeya qaranka Soomaliland.

IMG_8563-768x489

Madaxwaynaha Soomaliland oo maanta safarkiisi kowaad ugu soo kicitimay gobollada bariga soomaliland oo ku sugan magalada berbera ayaa iswaydiin mudan muxu usida bulshada goboladda bariga gar ahaan casimada labaad ee soomaliland ka dib markii u sanad iyo maalmo u dhamaday mudo xileedka madaxwaynenimo ee dalka,
marka laga reebo madaxwaynaha oo xadhiga ka jaraya jeelka wayn ee magalada burco, oo hore u bilawday xukumadii ka

horaysay oo Madaxwayne Silaanyo hogaaminayay oo la doortay Madaxwayne Muuse Biixi isaga oo dhismahu soconayo iyo kormeer u ku tagayo garoonka kubada cagta ee alamzay o o xukumadii horeoo rooga uu iibasay oo hada lagu googlayo.
bulshada ku dhaqan magalada burco ayaa goobaha lagu kulmo,ee ay ka mid tahay ,goobaha makhahayada ee lagu gorfeeyo siyaada iyo xaalka dalka lagu hadal hayaa aya is waydiinaya waxqabadka uu Madaxwayne Muuse Biixi fagaraha uga sheegi doono bulshada burco oo khudbad uga jeedin doono barxada qasriga madaxtooyada burco.
bulshada ku dhaqan Magalada Burco ayaa muddo sanad ah ka warsugayay waxqabad muuqda uu Madaxwayne Muuse uu qabto iyaga oo ay qabyo yihiin wadooyin xiligii ololaha Xisbiga Kulmiye iyo wasiiro uu horkacayo Cali Maraxaan, wasiirkii hore ee hawla guud iyo guryaynta oo ku olalayn jiray in uu muddo 45 cisho ah oo ka horeeya olalaha ay ku dhisayaan wadooyijn ay ka mid tahay wadada Hawdka oo hada noqotay biyo mareen khatar ku haysa shacabka degan xafadaasi,.
ugu danbayn madaxwaynaha iyo xukumadiisa ayaa laga warsugayaa waxyabaha ay kaga jawaabi donaan balanqaadyo badan oo olalihii u xisbiga kulmiye iyo madaxwayne muuse balan qaaday oo uu dhankiisa raaligalin shacabka ka siyay badhasabkii hore ee Gobolka Togdheer Mr Ramax Oo Hada Xogahayaha Arimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid.