Daawo :- Hubkii Ugu Khatar-ta Badnaa Oo Ay Tijaabisay Kuuriyada Waqooyi

London (Salaanmedia.com)_ Dawlada Kuuriyada Waqooyi ayaa waxaa ay dhawaan tijaabisay hubkii ugu khatar badnaa isla markaana ugu casirsanaa , waxaana madasha tijaabinta hubkan ka qeyb galay madaxweynaha dalkaasi Kim John Un

Halkan Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=5ngeaGgRksk