DAAWO: “Muuse Biixi Markay Laba Wasiir Oo Xukuumaddiisa Ka Wada Tirsan Is Qabtaan Wuxuu Ku Yidhaahda Ordoo Soo Kala Adkaada “. Ramaax Cali Hayste

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xoghayaha arrimaha gudaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Maxamuud Saleebaan Cali Ramaax ayaa eedaymihii ugu cuslaa u jeediyay madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisa,

Halkan hoose ka DAAWO

https://youtube.com/watch?v=yYKS2sHR57w