Faysal Cali Waraabe Oo Fashiliyey Sir Ku Saabsan Heshiishka Waddama Geesku Ay Gaadheen ” Inay Is Dhunkadaan Bay Inyar U Jirsadeen …” + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo habeenkii xalay aheyd ka hadlaayey munaasibad ka dhacdey magaalada Berbera oo siyaasi Ramaax ku shaacinaayey Musharax nimadiisa ayaa waxaa uu ka Hadley xaalada Somaliland iyo gobalka Geeska Africa ba

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu fashiliyey siro ku saabsan heshiiska saddex Geesoodka ah ee dhawaan dhex maray dalalk gobalka Geeska Africa ee Itoobiya Erteria iyo Somaliya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=RSuc4YvpHlk