Gudoomiyaha Guurtida Oo Si Kulul Uga Hadley Gogasha Nabadeed Ee Jig Jiga Loo Raray + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Oo ka jawaabeyey Su,aal uu xildhibaan weydiiyey oo aheyd gogasha nabadeed ee Jig jiga loo dhigay beelihii ku dagaalamay Koonfurta Gobalka Sool ayaa si kulul uga jawaabey

Gudoomiyaha ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan ka guurti ahaan meel kasta oo lagu xalinaayo arintaas badda dusheeda na hadii laga dhigo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=XwEsydIQWyw