Madaxweyne Dhaliilahii Aad U Jeedin Jirtay Cigaal Dushaada Ayay Hoganayaan” Siyaasi Dhoolayare + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Axmed Cilmo Dhoolayare oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Biixi dhaliilihii uu shalay u jeedin jiray madaxweyne Marxuum Cigaal maanta ay isaga dul hoganayaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan