Madaxweyne Muuse Biixi Oo Gaadhey Tuko-raq + [ Sawiro / Muuqaal ]

Tuka raq (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidamada qaranka, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xubno kamid ah weftiga uu hoggaaminayo ee safarrada shaqo ku maraya gobollo kamid ah dalka Somaliland, ayaa maanta booqasho ku tegay fadhiisimada ciidamada qaranku ku leeyihiin Jiidda Aagga bari ee magaalada Tukaraq.

https://youtube.com/watch?v=XxazgFu_nWY

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan taliyaha ciidanka qaranka, Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, taliyaha ciidanka Booliska, Sarreeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan iyo maamulka gobolka Sool, ayaa ka hor intii aanay gaadhin jiidda hore ciidamada qaranka, waxa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Tukaraq, iyaga oo u gudbay fadhiisimaha waaweyn ee magaalada dhinaca Bari kaxiga, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen saraakiisha iyo saraakiil-ku-xigeennada talisyada kala duwan ee qaranku ku leeyihiin Aaggaas, halkaas oo uu madaxweynuhu salaam sharaf kaga qaatay cutub kamid ah ciidanka qaranka.

46640307_1914804375300073_6961769153589936128_n

46519526_1914808955299615_8583398132811825152_n

46508237_1914799498633894_4327520279065526272_n

46521329_1914798638633980_2550571542819897344_n

46771348_1914799155300595_6077328176369893376_n

46643959_1914800765300434_2660713311951126528_n

46788302_1914801735300337_5300904101930860544_n

46731547_1914802078633636_1870148418467266560_n

46524035_1914800478633796_5065325601011793920_n

46752290_1914797165300794_5488853313912832000_n

46521590_1914800305300480_3866184600417992704_n

46700808_1914802765300234_5230445803390107648_n

46782229_1914804701966707_1436227670688923648_n

46510470_1914797838634060_6447037831633174528_n

46516357_1914797665300744_811214658156363776_n

46508237_1914799498633894_4327520279065526272_n

46520439_1914808038633040_816751523835936768_n