Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hantidhawraha Guud Ku Amray Inuu Baadho Wasiirkii Hore Ee Maaliyada

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Axmed Yusuuf Dirir Hanti dhawraha guud ee Somaliland ayaa waxaa uu sheegay inuu baadhitaan ku waddo wasaaradaga Maaliyada iyo arrimaha Dibadda oo dhawaan madaxweynuhu ka bedelay wasiiradii wasaaradaha ka ahaa,

Halkan hoose ka DAAWO