Maxaa Sabab U Ah In Gadiidka Waaweyn Laga Celiyo Wadada Hor Marta Madaxtooyada Somaliland +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Saddexdii cisho ee ugu danbeeyey waxaa baabuurta waa weyn ay ciidamada nabad gelyada wadooyinku ay wadada ka celinayeen baabuurta wadada weyn ee hor marta madaxtooyada Somaliland

Baabuurtan ayaa loo weecinaayey wadada dhinaca Koonfureed ka marta madaxtooyada Somaliland

Sababta sidan ay ciidanka nabad gelyada wadooyinku u sameynayaan ayaa lagu sheegay in ay tahay si loo yareeyo cidhiidhiga iyo samxada wadadaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan