Qoraa Cali Qoryoolay Maxuu Ka Yidhi Buuga Uu Xirsi Qoray Ee Miiga Ilaa Madaxtooyada + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Qoraa Cali Qoryoolay ayaa waxaa uu ka Hadley buuga uu dhawaan Xirsi Qoray waxaana uu sheegay in buugaasi yahay buug Fiican oo aanu wax dhaliil ah isagu u heynin isla markaana uu yahay buug waxyaabo badan laga faa,idaayo

Halkan Hoose Bal Ka Daawo