Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Ramaax oo magaalada Berbera Xalay kaga dhawaaqey in uu yahay Musharax xildhibaan golaha wakiilada Somaliland oo ka sharaxan xisbiga UCID ayaa waxaa uu dhaliilihii ugu cuslaa u jeediyey xukuumada madaxweyne Muuse Biixi
Halkan Ka Daawo
https://youtube.com/watch?v=A6H2sP1mUr4