“Waddada Ceerigaabo Waynu Ku Tababaranay…” Madaxweyne Biixi Oo Kormeeray Waddada Ceerigaabo Illaa Burco Kana Hadlay Dhismaheeda

Ceel afweyn (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer kooban ku sameeyey waddada weyn ee isku xidha Ceerigaabo iyo Burco, gaar ahaan duleedka Galbeed ee magaalada Ceel-Afweyn oo ay xukuumaddu ku waddo wajigii ugu dambeeyey oo laami ah,

Halkan hoose ka DAAWO