Xarunta C.I.D Oo Looga Yeedhay Telefishanada Saab Iyo Star Oo Ay Xukuumaddu Dacweysay + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xarunta danbi baadhista Somaliland ee loo yaqaabo C.I.D ayaa waxaa maalinta sabtida ah ee Bari looga yeedhay telefishanada SAAB Iyo STAR Tv oo dhawaan wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland uu dacwad ka gudbiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan