Agaasimaha Cisbitalka Guud Ee Hargeysa Oo Madaxweyne Ka War Bixiyey Dhisme Cusub Oo Cisbitaalkaasi Lagu Soo Kordhiyey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Agaasimaha guud ee cisbitalka Guud ee Hargeysa ayaa waxaa uu ka war bixiyey dhisme cusub oo lagu soo kordhiyey cisbitalkaasi isla markaana uu dhagax dhigay maanta madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=6Yu-xNxL-_M