Bariij Ku Yaal Koonfurta Magalada BerBera Oo Halis Iyo Dhibaato Ku Haya Gadiidka Is Ticmaala + [ Muuqaal ]

Berbera (Salaanmedia.com)_ Biriijka ku yaala Dooxa Kala-jab oo u dhaxeeya Burco iyo Berbera isla markaana ah Biriij-ka ugu dheer Somaliland ayaa waxaa uu yahay mid dalooshamay isla markaana halis xoogan ku haya gadiidka Isticmaala

Bariijkan oo dhawr jeer oo hore dhaawac soo gaadhey ayaa ay xukuumadu dayac tirtay balse mar kasta waxaa uu dib uga dalooshamaa goobtii laga hagaajiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan