Daawo Madax Weyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Safar Ku Maraayay Qaarada Yurub Iyo Sida Loo Soo Dhaweeyay

London (Salaanmedia.com)_ Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo safar ku maraayey qaar ka mid ah dalalka qaarada Yurub ayaa waxaa maanta lagu soo dhaweeyey xarunta baarlamaanka dalka Yurub oo ku taala Dalka Belgium

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan