DAAWO: Wasiirka Gudaha Somaliland Oo Hargaysa Ka Furay Shirka Maamul Wanaaga.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa magaalada Hargaysa ka furay shirka maamul wanaaga.

Hoos ka DAAWO