Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Iminka Hadley War Cusub-na Ku Dhawaaqey + [ Muuqaal ]

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan ayaa goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley Moqdisho ayaa waxaa uu ku baaqay in si deg deg ah loo sii daayo Sh Mukhtaar Roobow oo uu ku sifeeyey muwaadin xaq u leh in la sii daayo.

Halkan Hoose Ka Daawo

https://www.youtube.com/watch?v=uPqfHQ94A5w