Hargeysa Cisbitaal Guud Oo Labaad Bay U Baahan Tahay..” Wasiirka Caafimadka Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa waxaa uu maanta sheegay in cisbitaalka guud ee Hargeysa ay ka bateen dadka u soo doonanaya adeeg caafimaad isla markaana waxaa uu cadeeyey in ay Hargeysi u baahan tahay cisbitaal labaad oo guud

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=rx_D70-C8B4