Kominshanka Maamul Wanaaga Somaliland Oo Maanta Doortey Gudoomiye Iyo Gudoomiye Ku Xigeen Cusub + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Kominshanka la dagaalanka Musuq Maasuqa iyo maamul wanaaga Somaliland ayaa waxaa ay maanta doorteen Gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen Cusub

Halkan Hoose Ka Daawo