Maanta Waa Wakhtigiii Ugu Adkaa Ee Ay Asxaabtu Kala Fogaadaan ..” + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha Akadamiga Nabad iyo Horumarinta Somaliland Maxamed Xirsi ayaa waxaa uu war bixiyey doorkii ay ku lahayeen isku soo dhaweynta xukuumada iyo xibiyada qaranka ee arimaha doorashooyinka isaga oo hoosta ka xariiqay in ay maanta tahay wakhtigii ugu adkaa ee ay asxaabtu si adag u kala fogaadaan

Halkan Ka Daawo