Madaxweynaha Khaatumo Ee Dhinaca Puntland Oo Ka Hadley Qodobadii Ka Soo Baxay Nabadeyntii Shirkii Jig Jiga + [ Muuqaal ]

Garoowe (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Khaatumo ee dhinaca Puntland Cago Lule ayaa waxaa uu ka Hadley qodobadii ka soo baxay shirkii nabadeynta ee jig jiga uga socdey labadii beelood ee dhawaan ku dagaalamay deeganka Koonfurta gobalka Sool

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan