Maxay Ku Heshiyeen Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweynaha Eretria + [ Muuqaal ]

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha dalka Eretria ayaa magaalada Moqdisho ku yimid booqasho laba maalmood ah ku yimid magaalada Moqdisho ee dalka Somaliya , waxaana ay kala saxeexdeen heshiis-yo dhawr qodob ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://www.youtube.com/watch?v=zB04FKdyUO4