Mukhtaar Roobow Ha La Sii Daayo…” Faysal Cali Waraabe + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa ka Hadley xaalada magaalada Baydhabo waxaana uu madaxweyne Farmaajo ugu baaqay in xabsiga la sii daayo Sh Mukhtaar Roobow oo dhawaan xukuumada soo xidhay

Halkan Hoose Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=f9lan4bLw8k