Pro Abdi Ismaciil Samater Oo Si Kulul Uga Hadley Xaalada Magaalada Baydhabo Iyo Mooshinka Farmaajo + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Prof Abdi Ismaciil Samater oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa waxaa uu si adag uga Hadley xaaladaha ka taagan magaalada Moqdisho iyo Baydhabo .

Sidoo kale Prof Abdi Samater waxaa uu ka Hadley Xadhiga ay xukuumada Somaliya kula kacday Sh Mukhtaar Roobow

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=2_euVJPcae0