Siyaasi Cabdilaahi Geeljire Oo Iminka Ka Hadley Kulanka Madaxweyne Muuse Biixi La Yeeshay Madaxweyne Mustafe Cagjar + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan ayaa waxaa uu ka Hadley doodii dhawaan ka dhacday dalka Jabuuti ee u dhaxeysay Somaliland iyo Somaliya .

Sidoo kale Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire ayaa waxaa uu soo dhaweeyey kulanka uu maanta madaxweyne Muuse Biixi magaalada Wajaale kula yeeshay madaxweynaha deeganka Somalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaaalka Warkan