Siyaasi Duur Oo Walaac Ka Muujiyey Xaalada Nabad Galyo Ee Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur wasiirkii wasaarada arimaha gudaha xukuumadii madaxweyne Siilanyo ayaa shaaciyey in shacabka reer Somaliland ay xiligan walaac ka qabaan nabad galyo daro ka dhalata xanaftii doorashada ka hadhey

Halkan Ka Daawo