Somaliland Maxay Ka Tidhi Qodobadii Laga Soo Saarey Gogaashii Nabadeed Ee Jig Jiga + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaarada Biyaha Somaliland Md Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu ka Hadley qodobadii ka soo baxay gogashii nabadeed ee Jiga jiga taalay isla markaana lagu heshiisiinaayey labadii beelood ee dhawaan ku dagaalamay Koonfurta gobalka Sool

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=hwBFBS0_y0Y