Somaliland Oo Shaacisay Safiir Cusub Oo Itoobiya U Soo Magacow-dey Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Somaliland Md Axmed Xassan Cigaal ayaa waxaa uu shaaciyey in dalka Itoobiya Somaliland u soo magacowdey safiir aqoon diblomaasiyadeed oo xeel dheer leh

Somaliland ayaa waxaa ay magaca safiirka cusub ku sheegtay Shamusu Diin Axmed Rooble waxaana uu Somaliland Safiirkaas ku sifeysay nin diblomaasiyda aqoon badan u leh isla markaana ka mid ah dadka ay Itoobiya siyasada arimaha dibada u dabo fadhiisato

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan