U DIYAAR GAROWGA SOO DHAWEYNTA G/LLE CALI SUGULE OO MUDO 8 BILOOD AH XAALAD CAAFIMAAD UGU MAQNAA CAASIMADA HARGAYSA OO AAD LOOGA DAREEMAAYO MAGAALADA BURCO

Burco (Salaanmedia.com)_

U DIYAAR GAROWGA SOO DHAWEYNTA G/LLE CALI SUGULE OO MUDO 8 BILOOD AH XAALAD CAAFIMAAD UGU MAQNAA CAASIMADA HARGAYSA OO AAD LOOGA DAREEMAAYO MAGAALADA BURCO

GAASHAANLE CALI SUGULE AYAA SI WEYN OO MUG IYO MIISAAN LEH. LOOGA DAREEMAYAA SOO DHAWEYNTIISA MAGAALADA BURCO. OO KU BEEGAN 20/12/2018 WAA MAALINTA KHAMIISTA AH. SOO DHAWENTAN AYAA AY U SAMAYNAYAA DAD WEYNAHA REER BURCO. IYAGOO AAD UGU. FARXASAN CAAFIMAADKIISA ISLA. MARKAANA. AAD. U JECEL SUGIDA AMINGA EE UU MAGAALADA. BURCO KA HAYAY CALI SUGULE KAAHIN. KANA MID AHAA SARAAKIISHA BOOLISKA KUWA UGU CADCAD EE AY KU KALSOON YIHIIN. HABAYNKA UU HEEGANKA U YAHAY ILAALINTA NABAD GALYADA EE GOBOLKA TIGDHEER WAXAANAY LEEYIHIIN.

WELL. GAASHAANLE. CALI SUGULE.