Wakhtiga Ay Diyaarada Qatar Airways Ay Duulimaadka Ka Bilaabeyso Moqdisho Oo La Shaaciyey

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Raysal wasaaraha dalka Somaliya Md Xassan Cali Khayre ayaa waxaa uu dhawaan booqasho ku tagay dalka Qatar isla markaana waxaa uu heshiiso la soo galay dhigiisa dalka Qatar. Sida uu sheegay wasiirka arimaha dibada Somaliland Md Axmed Ciise Cawd waxaa heshiis-yadaas ka mid ah in shirkada diyaadaha ee Qatar Airways ay duulimaad-yo toos ah ku bilaabo doonto Moqdisho bilaha 6 ilaa 7 ee sanadka 2019.