Wasiiro Somaliland Ah Oo Kulan La Yeeshay Madax Dhaqameed OROMO Ah Oo Shalay Dalka Soo Gaadhey + [ Muuqaal]

Hargausa (Salaanmedia.com)_ Wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay maanta kulan la qaateen madax dhaqameed ka soo jeeda Qoomiyada OROMADA dalka Itoobiya oo shalay Hargeysa soo gaadhey

Halkan Ka Daawo