Xisbiga Waddani Oo War Ka Soo Saarey Kulan Ay Xalay La Qaateen Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu war ka soo saarey kulan habeenkii xalay aheyd ay madaxda xisbiyada mucaaridku ay la yeesheen madaxweyne Muuse Biixi

Musharax ku xigeenkii xisbiga Waddani AMB Maxamed Cali Cabdi waxaa uu sheegay in la isku afgartey kulankii xalay in dib loo bilaabo guddidii xisbiyada iyo xukuumada ee wada hadalkoodii hakad-ka uu ku yimid isla markaana arimaha la wada hadali doono ay ka mid tahay arinta kominshanka doorashoyinka oo xisbigoodu hore u sheegay in la kala diro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=-LzPFUAhcq4