Xukuumada Muuse Biixi Sharci Kuma Dhisna ..” Xil Xusen Axmed Ceydiid + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana tirsan xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku dhisneen wax sharci ah , balse ay ku dhisan tahay Digreeto ka soo baxday caqliga Madaxweyne Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=Tb4H4DIAz3s