Caaqil C/Risaaq Askar Oo Eedeymo Culus U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Caaqil C/Risaaq Maxamed Askar oo ka mid ah madax dhaqameedka beelaha dega Xafada Maxamuud Haybe iyo degmada Salaxley ayaa waxaa uu madaxweyne Muuse Biixi u jeediyey Eedeymo Culus iyo tabashooyin uu sheegay in ay beeshiisku ka qabto Madaxweyne Biixi qaabka uu wax u maamulaayo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=1s37vIV02iA