Cali Waran Cade Maxuu Sheegay Markii Uu Saaka Hargeysa Yimid ? + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Magaalada Hargeysa waxaa saaka dib ugu soo laabtey isla markaana lagu soo dhaweeyey siyaasi Cali Waran Cade oo muddo laba bilood ah dibada ku maqnaa .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=pP56hJ5VlA4