Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xafiiska Hanti Dhawrka guud ee Somaliland ayaa waxa uu galabta si kadis ah baadhis uga bilaabey dawlada Hoose ee Hargeysa isla markaana albaabada ayuu u xidhay isaga oo xafiisyada lacagta iyo xisaabadka xafiisku qufulo ku xidhay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtube.com/watch?v=Rq2xkafy0ZM