Daawo :- Khudbadii Xassan Sheekh Maxamuud Ka Jeediyey Caleemo Saarkii Madaxweynaha Cusub Ee Puntland

Garoowe (Salaanmedia.com)_ Madaxweynihii hore ee Somaliya Md Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu habeenkii xalay aheyd uu khudbad ka jeediyey munaasibadii caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=WwFEWllJWmg